[somali]
________________________________
[Fornavn Etternavn)]
________________________________
[Gateadresse]
________________________________
[Postnr Poststed]
Deres
ref.:
Vår
ref.: Dato:
Miyuu caabuq (infakshan) kaaga dhacay meeshii lagaa qalay?
_______________________
[Region/HF]
Waxa ay si joogto ah u baadhaa inta qof ee la qalay
ee uu caabuq kaga dhacay meesha nabarka laga qalay ka dib marka laga fasaxo /lagu
daaweeyo isbitaalayada. Waxa aanu xidhiidhkan kuula soo samaynaynaa maadaama lagugu
qalay ________________
[operasjonsdato]
isbitaalka __________________
[Navn på sykehus]
. Aad
ayaanu ugu farxi lahayn oo mahad kaaga celinaynaa haddii aad nooga soo jawaabto
su’aalahan marka 30 maalmood laga joogo qalitaanka. Foomka waxa aad ku soo diraysaa
galka halkan ku lifaaqan, jawaabtana waad soo celinaysaa xataa haddii aanu meeshii
nabarka ka muuqan wax caabuq ahi.
Miyuu meeshii lagaa qalay galay dheecaan leh midab jaalle-
cagaar ahi?
Haa
May
Miyaad ku aragtay midab guduudan oo aan caadi ahayn
agagaarka nabarka (in ka badan ½ cm hareer kasta)?
Haa
May
Miyuu dhakhtar dib u jeexay nabarka caabuq awgii?
Haa
May
Miyaa lagu siiyey daawo antibiyuutik ah caabuq nabarka ah
awgii?
Haa
May
Miyaad yeelatay qandho (ka sarraysa 38,5 derejo) caabuq ku
dhashay goobta lagaa qalay awgeed?
Haa
May
Taariikhda goorta aad ogaatay caabuqa haddii uu jiro:
Taariikh/Saxiix
--
Haddii aad kaga jawaabtay ”haa” mid ka mid ah su’aalaha, waxa muuqanaysa in uu kaaga
dhacay caabuq goobtii lagaa qalay.
Waxa aanu markaa kaa codsanaynaa in aad la xidhiidho dhakhtarkaaga oo aad sii qaadato
warqaddan. Dhakhtarku waxa uu buuxinayaa su’aalaha ku xusan bogga 2.aad, marka uu
buuxiyo ka dibna waad noo soo diraysaa adiga oo ku soo ridaya boqshadda ku lifaaqan
halkan.
Warbixinta aanu kaa hello waa la ilaalinayaa oo cid kale u gudbi mayso.
Haddii aad qabto su’aalo arrintan la xidhiidha waxa aad la xidhiidhi kartaa
____________________
[tittel]
_______________________
[kontaktperson]
taleefanka ________________________
Salaan diirran
_______________________________________
[Hygienesykepleier/seksjon for sykehushygiene]
Madaxa
waaxda
ROG